Files
coco 723ce1af5c a
2026-07-03 15:12:48 +08:00

2 lines
397 B
Plaintext

NewPipe ma isticmaalo wax nidaamka ka shaqaysiinta Google ka ah, ama iskuxidhyada (API) YouTube. Kaliya waxay xogta kasoo rogtaa websiteka YouTube-ka si ay xogta ay u baahantahay u hesho. Sidaa darteed app-kan waxaa lagu isticmaali karaa aaladaha aysa ku jirin Adeegyada Google. Sidoo kale uma baahnid akoon YouTube si aad u isticmaasho NewPipe, waana bilaash waxna waad ka badali kartaa (FLOSS).